Ciidamada Amaanka oo xoog ku joojiyay baroor diiq Muqdisho lagu qaban rabay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay inta badan xiray wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana qeybo badan oo magaalada lagu soo daadiyay ciidamo iyo gaadiid dagaal. Dowlada Soomaaliya ayaan wali ka hadlin sababaha maanta loo xiray wadooyinka magaalada Muqdisho , waxaana warar soo baxaya sheegayaan in dowlada sababaha ay wadooyinka u xirtay qeyb ka … Continue reading Ciidamada Amaanka oo xoog ku joojiyay baroor diiq Muqdisho lagu qaban rabay